Wasaaradda Tamarta Biyaha Jubbaland oo Sheegtay wax ay ka qabteen adeegyada Biyaha Kismaayo

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa waxuu ka sheegay xaflada maalinta xuska Biyaha adduunka waxaa ay ka qabanayaan Adeegyada Biya Magalada Kismaayo .
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa waxuu sheegay qorasha uga dijisan hormarinta adeegyada Biyaha Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here