Wasaaradda Shaqada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo shaqooyin u abuurtay Dhalinyaro Soomaaliyeed

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa xoogga saareysa sidii dhallinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado nololeed iyo shaqooyin rasmi ah, si looga hortago caqabadaha dhaqaalaha iyo rajo-beelka ku fidaya bulshada dhexdeeda.

Talaabadani waxay u muuqataa mid miro dhaleysa, maadaama Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay shaacisay in dhowaan shaqooyin loo abuurtay dhaliyaro Somaliyeed loo abuuray shaqo abuur.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here