Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha dowlad gobaleedka Jubbalalnd ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay tababar looga Hadlayay sidii loo hormarin lahaa qorshaha Wasaaradda ee 4-Sano ee soo socota.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.