Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa kormeer ku sameeyey qaar kamid ah Shirkadaha Biyaha galiya ee Magaalada Kismaayo xarunta kumeeel gaarka ee Jubbaland.
Kormeerka ay sameeysay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa ujeedkiisu ahaa u kuur galida xaaladaha ay ku shaqeeyaan shaqaalaha iyo sida ay u helaan xuquuqdooda aasaasiga ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.