Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Jubbaland oo loogu baaqay Ilaalinta Xuquuqda Shaqaalaha

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guur ee Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Jubbaland Cabdulahi Cabdiqaadir Aadan ayaa Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Jubbaland ugu baaqay inay dib u eegis ku samaayso xeerka shaqaalaha si loo ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here