Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS oo Ka Warbixisay Shaqo-abuurka Dhallinyarada

0
19
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in Qorshaha Shaqo-abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed uu si rasmi ah u hirgalinayo fursado shaqo, tababaro xirfadeed, iyo taageero ganacsi.
Qorshahan ayaa dhallinyarada ka caawinaya inay horumariyaan xirfadahooda, bilaabaan ganacsiyo yaryar, isla markaana ka qeyb qaataan koboca dhaqaalaha dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here