Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada Jubbaland Ibraahim Maxamed Qooshow ahna ku simaha Wasiirka ayaa ka warbixiyay kulan uu maanta xafiiska kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha Save the Childaren iyo Jubba Foundation.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.