Wasaaradda Shaqada ee Hirshabeelle ayaa Jowhar ku qabatay xuska maalinta Shaqaalaha Aduunka

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka,oo sanad walba Koowda May Laga xuso Caalamka oo dhan,waxaana ka qeyb munasaabadda Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here