Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Shakhada iyo Arimaha bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamad Xassan Fiqi ayaa agab xafiseed kala wareegay Hay’adda ILO.
Munasabada agabka lagu warejinayay ayaa waxa goob joog aha Masuliyinta Wasaaradda Shakhada iyo Arimaha bulshada Koonfur Galbeed oo ugu horeya Wasiirka Wasaaradda Shakhada iyo Arimaha bulshada iyo Madax kasocotay Hay’adda ILO .