Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Kismaayo ku soo gaba-gabeeysay tababar socday sadex maalmood

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa lagusoo gaba gabeeyay tababar ku saabsan sare u qaadida karaanka, kormeerka iyo qiimeynta xog aruurinta falanqeynta soo bandhigista iyadoona ay soo qaban qaabisay wWasaaradda Qorsheynta Maalgashiga horumarinta dhalqalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa lagu dhisay gudi hoo saadyada farsamo ee kormeerka iyo qiimeynta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here