Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo tababar u qabatay Maamulka komeerka Wasaaradaha Jubbaland

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland ayaa tababar gaar ah oo daarrana sare uu qaadida iyo xoojinta  awoodda Maamulka komeerka, qiimaynta iyo dabagalka qorshaha u qabtay  waaxyaha qiimaynta iyo dabagalka Wasaaraddaha Dowladda Jubbaland.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here