Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Jubbaland ayaa soo bandhigey nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland,bandhiga koowaad ee nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland ayaa mudo bil ah ka socday magaalada Kismaayo waxaana kasoo qeyb galay Agaasimaha iyo shaqaalaha Wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Jubbaland C/rahmaan Cabdi Ahmed ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruuca uu soo bandhigey ee nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland xiliga la daahfurayo iyo cidda caawisay.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.