Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo magaalada kismaayo ku qabatay shirka qorshaha hormarinta Degmooyinka Jubbaland

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Jubbaland ayaa maaanta daahfurtay shir wada tashi ah oo ay kaso qayb galeen qaar ka mid ah wasaaradaha Jubbaland  iyo hay’adaha ka howlgala deegaanada Jubbaland gaar ahaan Degmada Kismaayo Iyo Xubno kasocday ururada bulshada

Shirkan oo ay ku kulmaan golaha isku dubaridka mashruuca ILED kuwaas oo ka kala socda hay’adaha kala duwan ee ka faa’ideysan doona mashruucan ayaa maanta si habsami leh u qabsoomay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here