Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda WFP u qaabilsan Xuduudaha koonfurta Soomaaliya.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.