Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo kusoo gabagabeesay shirka wadatashiga Xalka waara

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga wadiiqooyinka Xalka waara oo Kamida qorshaha qaranka ee lagu diyaarinayo in dad gaaraya hal milyan oo barakjacyaal ah loogu sameeyo guryo xal waara ah sanadaha soo socda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here