Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowlad goboledka Jubbaand ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashiga ah kaas oo qayb ka ah dadaalada la mideynaayo qorshayaasha horumarineed ee heer gobol iyo heer dagmo ee Jubbaland.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here