Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka hadashay muhiimada uu leeyahay Barnaamijka Xalka Waara. 

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdirahaman Cabdi Ahmed ayaa waxuu ka hadlay Ahmiyada ay bulshada u leedahay in la hormariyo adeegyada Xalka waara ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here