Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Gaadiid cusub lagu wareejiyay

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda iskaashiga Jarmalka ee  GIZ ayaa afar gaari oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada ku wareejisay Wasaaradda Qorshaynta dowlad goboledka Jubbaland.

Wareejinta Gadiidka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Cabdiraxmaan Cabdi iyo Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda GIZ.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here