Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo daahfurtay Mashruuca Sugnaanta Cuntada iyo u adkaysiga cimilada

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda JGoboleedka Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed oo dafuray kulanka ayaa waxuu fafaahin ka bixiyay wax uu ku sabsan Mashruuca sugnaanta cuntada iyo u adkaysiga cimilada ee maanta lag dafuray magaalada Kismaayo

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here