Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose Ku qabatay Kulan ay isagu yimaadeen qaar ka mida shaqaalaha wasaaradaha Jubbaland.
Kulankaan oo ay wasaaradda qabato sanadkiiba laba mar ayaa waxaa kasoo qayb galay shaqaalaha wasaradaha Haweenka caafimadaka qargaarka waxbarashada Biyaha iyo sidoo kale Hay’adda UNCF.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.