Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan loga hadlay ariamaha bulshada iyo sidii loo soo dhaweeen lahaa madax cusub ee xaafiska UNHCR ee Jubbaland waxaan kulan la qaadatay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland
Kulanka ayaa waxaa waraaqada aqoonsiga ee lagu shaqeen karo la gudoosiiyay madax xaafiiska cusub ee UNCHR ee Jubbaland iyo sidi uu u sii wadi alahaa howlaha arimaha bulshada ee lagu garab sitaagayo bulshada kunool dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.