Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Jubbaland oo magaalada Kismaayo ka daahfurtay wejiga Labaad ee dabagalka iyo qiimeynta mashaariica hay’adda GIZ.

0
239
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababarka dabagalka iyo qiimeynta mashaariica hay’adda tasoo ay gacan ka geestay  hay’ada GIZ
Tababarka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa wasiirka Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Jubbaland iyo qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya hay’adaha ka howlgala Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here