Wasaaradda Qorsheeynta Jubbaland oo daah-furtay mashruuc biyo xireen loogu sameeynayo deegaanada wabiga Jiinkiisa

0
246

Kismaayo(Waamo Radio)-Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maagalada kismaayo ka daah-furtay mashruuca biyo xireenada deegaanada wabiga jiinkiisa, biyo xireenadan ayaa waxaa laga fulin doonaa deegaanada Goobweyn, yoontoy iyo Buulo-guduud,waxaana ka caawin doono bangiga adduunka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here