Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo tababar u qabatay shaqalaha wasaaradaha Jubbaland

0
40
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland, kuwaas oo wax laga barayay islamarkaana faham buuxa laga siinayay sidii ay qiimeeyn iyo dabagal sax ah ugu sameeyn lahaayeen mashaariicda kala duwan ee kasocda deegaanada Jubbaland ee ay wadaan Hay’adaha sida dhow ula shaqeeya Dowladda.
Furitaanka tababarka kadib waxaa su’aalo kala duwan la iska weydiiyay kuwo kale oo kan ka horeeyay iyo sida ay uga faa’ideysteen shaqaalaha kala duwan ee Hay’adaha Dowladda ee hadda nasiibka u helay in ay qeyb ka noqdaan tababarkan manta furmay.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here