Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo qabatay kulan lagu qiimaynaayay xog uruurin laga sameeyey Jubbaland

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland ayaa so qaban qaabisay kulan lagu qiimeynayo xog laga diyaariyay Jubbaland taas oo diyaarinteeda ay soo bilaabatay sanadki 2022 iyadoo lagu sahminaayay dhaqaalaha qoyska.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here