Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo daah furtay Mashruuca dib usoo kabashada Musiibooyinka Soomaaliya

0
215

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ee Jubbaland ayaa daah furtay mashruuca dib usoo kabashada musiibooyinka Soomaaliya ee Loo yaqaano SCRP Waxaana fulinaaya hay’addaha ku midaysan dalladda iskutaga ee loo yaqaano birikis.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here