Wasaaradda Qorasheynta Jubbaland oo ka warbixisay Qorshiyaasha lagu hormarin karo adeegyada Dowlada

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaradda qorsheynta jubbaland ayaa waxuu ka hadlay sida lagu hormarin kar qoryashaayasha Hay’adaha iyo adeegyada ay bixiso Dowladda.

Hormarinta kaabayasha dhaqaalaha iyo in  ay dib u dajin la soo sameeyo dadka barakacaaysha ah ee ku deegaanada Dowladsa Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here