Wasaaradda Maliyadda Jubbaland oo qabatay kulan lagu xusayay malinta Kastamarka

0
262

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-26- Janaayo oo ay maanta tahay waxaa dunida laga xusayaa Maalinta Caalamiga ee Kastamyada  waana maalin loo qoondeyn doonaa dadaallada mideysan ee Kastamyada si looga baxo dhibaatada coronavirus loona taageero dadka iyo ganacsiga.

Wasaaradda Maaliyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay xuska maalinta furdooyinka/Kastamarka caalamka.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here