Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo war ka soo saartay xaaladda Biyo la’aaneed ee jirta

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo wali ay deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ka taaganyihiin abaaro aad daran ku waas oo si wayn u saameeyay nolosha dadka iyo duunya ayaa Magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaad waxaa ku soo barakacay dad aad u badan .

dadka soo barakacay ee ay abaartu saamaaysay baahiyaha ugu wayn ee haysta waxaa ka mid ah biyaha oo ah nolosha kabooda ee lagama maarmaanka ah .

Wasaaradda Macdanta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland ayaa sheegtay in xaaladda biyo yari ee ka jirta deegaanada Jubbaland ay tahay mid aad u sareeysa ayna wasaaraddu marar badan biyo dhaaman u samaaysay dadka barakacayaasha ah ee ay abaartu saamaysay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here