Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaarada Macdanta,Tamarta iyo Biyaha dowald goboledka Jubbland oo kaashaneysa Wasaaradda Macadanta,Tamarta iyo Biyaha dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxaa ay qabteen shirka wadatashiga qorshaha Biyaha.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.