Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo Agab geysay Xaafada Midnimo

0
346

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Macdata,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ayaa agab looga hor tagayo Covid-19 u qeybisay bulshada xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo,waxaana ka mid ahaa agabkaasi Haamaha farxalka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here