Wasaaradda macdanta Tamarta Biyaha Jubbaland oo biyo dhaamin u samaysay dad barakacayaal ah

0
523

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ayaa biyo dhaamin u sameysay dad barakacayaal ah oo ku nool xaafadda Shaqaalaha gaar ahaan kaamka Harwaanag, kaas oo ay ku nool yihiin dad danyar ah oo kasoo barakacay deegaano kala duwan oo katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Ku dhowaad 200 oo qoys ayaa halkaan ku nool waxayn la dhibaatoonayaan heladda adeegyada aas-aasiga u ah nolashda Aadanaha sida biyaha, caafimaad, waxbarashado hoy iyo waxyabah kale oo la midka ah.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here