Wasaaradda Macdanta Jubbaland oo bilowday diiwaangalinta Kaalmaha Shidaalka ee ku yaalla magaalada

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ka bilowday tirakoob guud oo lagu sameynayo xarumaha lagu ibiyo Badroolka Gaar ahaan Kaalmaha Shidaalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here