Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Jubbaland oo oo dhawaan soo saari doonto sharciga ka Ganacsiga Shidaalka

0
200

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam wasaaradda Batroolka iyo macdanta ayaa waxaa wasiirka wasaaradaasi mudane Axmed Handal oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo waxaa uu si faah faahsan uga hadlay qorshaha  wasaaradda  kaga aadan qiimaha aadka isku badalo ee dhanka shidaalka waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay joojin doonaan Shidaalka badanna lagu keeno Fuustoyinka taasi oo ah xalka kaliya ee kismaayo lagu keeno shidaalka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here