Wasaaradda Maaliyadda Koonfur-Galbeed oo Baydhabo ku qabatay Kulan muhiim ah

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Qasim Maxamed Abuukar oo u wehliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Cali Cabdi Aadan ayaa Magalada Beydhabo kadah furay Kulanka Dadweynaha Abaabulka Dakhliga Gudaha dowlad Goboleedka KGS.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here