Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxaa ay qabatay Munaasabad lagu daah-furayay adeeg cusub ayaa lagu magacaaba Som Sad,waxaana munaasabada ka soo qayb galay Wasiir ku xigeenka wasaradda Maaliyadda Jubbaland ,agaasimaha wasaaradda ganacsigga Jubaland , agaasimaha wasaaradda qorsheynta Jubbalnd , gadoomiye ku xigeenka rugta ganacsigga Jubbaland iyo qaar ka mida ganacsatada magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.