Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland oo daah-furay Wajiga labaad ee Kulanka Dar-dar galinta Dakhliga Gudaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubaland Nuur Cumar Shaale ayaa daah-furay Wajiga labaad ee Kulanka Dar-dar galinta Dakhliga gudaha ee Jubbaland kaas oo ay kasoo qeyb galeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyin kala duwan oo ka socda labada Gole ee Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.