Wasaaradda Maaliyadda Jubaland oo daah-furtay Madasha Furdooyinka iyo Ganacsatada Jubbaland

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa daah furtay Shirka Madasha Furdooyinka iyo Ganacsatada Dowlad Goboleedka Jubaland.

Shirka oo muhiimad gaar ah ulahaa ganacsatada ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara Wasaaradda Maaliyada iyo qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here