Wasaaradda Maaliyada oo soo gabagabaaysay kulamo looga hadlayay miisaaniyada 2026-ka

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad goboledka Jubbaland ayaa soo gaba gabaaysay kulamo in muda ah soo socday ku waas oo lagu falanqqeynyay daah furnaanta Miisaaniyadda 2026-ka iyo doorka ka qayb galka bulshada

Kulankaan ay wasaaarddu qabanaysay ayaa ahaa islaxisaabtan lagu horumarinayo Hanaanka Misaaniyada Jubbaland ayadoona bulshada dayidka ah laga qayb galiyay kulamada socday.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here