Wasaaradda kaluumeysiga Jubbaland oo sharaxaad kabixisay kalluun ku soo caariyay xeebaha J/Hoose

0
343

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maal-mihii ugu danbeeyay waxaa xeebaha Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan magaalda Kismaayo lagu arkayay kalluun badan oo dhintay kaas oo kusoo caariyay xeebaha waxaana lasheegay in sidaan oo kale  marka lagaaro xiliyada kuleylaha  horay loogu arkay xeebaha kalluun dhintay.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka bada Dowlad Goboledka Jubbaland Ibraahim Cabdi xassan ayaa sheegay in ay dhimashada kuluunkan  qeyb katahay isbadalka cimilada oo uu ula Jeedo in sand walibo marka lagaaro xiliga kuleylaha la arko kalluun badan oo daadsan xeebaha Gobolka Jubbada Hoose

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here