Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo shaacisay in ay waddo Mashaariic kala duwan

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Dowlada Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Xussen baraki oo xafiiskisa kulahadlay warbaahinta ayaa sheegay in Wasaaradda ay waddo mashaariic badan oo lagu hormarinayo adeegyada bulshada deganada Jubbaland,kuwaas oo muhiim u ah dadka reer Jubbaland sida uu sheegayna meel wanagsan marayaan mashaariicda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here