Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo digniin u dirtay Kalluumeysatada Jubbaland

0
407

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebaha Soomaaliya oo ay ka kalluumaystaan doomo ajaaniib ah oo qaar ka mid ah ay haystaan Ruqsado kalluumeysi inta badana ay macaamilaan kalluumeystada soomaalida gaar ahaan kuwa rer Jubbaland  marka ay isku arkaan gudaha bada waxaa arintaasi ka digtay Wasaaradda kalluumeysiga Jubbaland taasi kalluumeystada loogu baaqday in ay yareeyaan lamacaamilka Kalluumeystada ajaaniibta ah si looga hortago cudurka Covid-19.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here