Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo Digniin u dirtay Kalluumeysatada

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xilli Deeganada ku teedsan Xeebaha ay ka dhaceyaan Dabeylo xooggan ayaa Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland digniin u dirtay Kalluumeysatada Xeebaha Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here