Wasaaradda Kalluumeysiga iyo khayraadka Badda Dowlad Gobaleedka Jubbalan ayaa Kulluumaysatada deeganada Jubaland uga digtay in ay Badda galaan isla markaana ay so kalluumeystaan, madama lagu jiro xili bad xiran ah oo ay Baddu kacsantahay.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.