Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo Agab ku wareejisay Iskaashato Kalluumeeysato ah

0
289
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa agab kala duwan ku wareejisay qaar ka mid ah kaluumeysatada ku nool magaalada kismaayo.
kaluumeysatan lagu wareejiyey agabka ayaa iskugu jiray iskaashatada Kaluumeysiga ee ka dhisan degmada kismaaayo iyo toban dhaliyaro ah oo muddo sadax todobaad tababar ku soo qaatay magaalada Boosaaso,halkaas oo ay ku soo barteen cilad bixinta matoorada sameeynta Doomaha iyo wax yaabo kale oo muhiim u ah Kalluumeysatada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here