Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland oo Wacyi-gelin ka sameeysay Suuqa Kalluunka Kismaayo

0
317

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa wacyigelin ku aadan Covid-19 u sameeysay dadka ka Ganacsada Kalluunka,maadama ay sahlantahay in uu si fudud ugu dhex faafo Suuqa lagu Iibiyo Kalluunka ee magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here