Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland oo Doomo ku wareejisay qaar ka mid ah Kalluumeysatada Deegaanka Goobweyn

0
541

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa maanta dooma la siiyey kallumestada qaar ee ka soo jeeda degaanka Goobweyn kuwaas oo ay baahi badan u qabeen.

Wasaarada Kalluumesiga iyo  Kheyraadka Badda Dowlad goboleedka Jubbland iyo Ha’yadda AVSI ayaa waxaa 10 doomo u qeybiyeen  qaar ka mid kallumaysatada ka soo jeeda Deegaanka Goobweyn.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here