Jubbaland oo wadda qorshe lagu Horumarinayo Kalluunaysatada

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kallumaysigu waxaa uu ka mid yahay ilaha dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed ku tiirsantahay kuwooda ugu muhiimsan’inkastoo ay jiraan caqabado kala duwan oo ay wajahaan Kaluumaysatada xeebaha soomaaliya ka soo jilaabta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here