Kismaayo(Idaacada Waamo)Jasiiradaha Kuyaalo Gobolka Jubbada Hoose oo Ay Degan Yihiin Dadbadan Oo Somali Ah Islamarkana Ay Nolashoda Kutiirsan Tahay Wax Soo Saarka Kuleymisiga Ayaa Waxa Xiliyadii Hore Jiri Jirtay In Ay Kalumeysatada Kala Gaar Ahayeen Lkn Wacyi Galino Badan Oo Ay Sameysay Wazaaradda Kalumeysiga Iyo Qeyraadka Bada Ee Dowlada Goboleedka Jubbaland Waxana Hada Ay Kulumeysatada Uwada Jalabtan Si Kaduwan Sidii Hore
Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Bada Jubbaland Ibrahim Cabdi Xasan oo Lahadlay Idaacad Waamo Ayaa Kulumeysatada Xebaha Jubbalanad Kusugan Oo ugu Baaqay In Ay Si Nabad Ah Ay Kuwada Jalabtaan Waxuna shegay in Ay Isdhaxgal Sameeyeen Dadka Kuumeysatada Ee Jasiradaha Madhawo Kudhaa Buurgaabo iyo Kanboni.
R/W,Iidle Aadan Maxamed.