Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland oo sheegatay in ay wado qorshe lagu ogaanayo baahiya dadka kallumaysatada ah

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka kallumaystada ah iyo kuwo ka ganacsada malayga ayaa dhawaan wasaadaradda Kullumaysiga iyo qayraadka Badda dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay siisay qalab iskujira talaagado ,soolaro iyo qalab kale oo dadka badd maciinta ah ka cawinaya inaay kallumaystaan.
Sido kale wasaaradda Kallumaysiga ayaa wada qorshe lagu ogaanayo baahiyaha dhabta ah ee ay qabaan dadka kallumaysatada ah sida uu noo sheegay Agaasimaha Wasaaradda.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here